Waqtigii loo qabtay isticmaalka Baasaboorkii hore ee Soomaaliya waa uu dhamaaday, mana jirto sabab kalifeysa in dib loo soo celiyo isticmaalkiisa.