Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa gaashaanka ku dhuftay qoraalkii uu madaxweyne Sheekh Shariif u diray guddoonka baarlamaanka, kaasoo uu kaga codsaday in dib u eegis lagu sameeyo muddadii saddex sano ahayd ee uu baarlamaanku ku kororosaday xilligiisa shaqo...
Maxamed Qarboshe 25 Feb 2011

Golaha wasiirada Maaamulka Puntland ayaa galabta shir ay ku yeesheen Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland waxaa ay ku sheegeen in uu bur buray xiriirkii kala dhaxeeyay Maamul goboleedka Puntalnd. Aqriso warsaxaafadeedka ka soo baxay kulanka golaha Wasiirada. Kulan aan caadi...
Abdikarim Farah Geelle 17 Jan 2011

Maxkamada Ciidmada qalba Sida ee Dowladda KMG Soomaaliya ayaa saaka magaalada Muqdisho ku qisaastay Seddex sakari oo ka tirsan ciidmada Xooga dalka. Xukunka dilka Toogashada ah ayaa waxa uu saaka ka dhacay fagaare weyn oo ku yaala Iskuul Boliisiya ee magaalada...
Abdikarim Farah Geelle 15 Jan 2011
Madaxweynaha Jamhuuriyada la magac baxay Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta wareegto uu soo saaray isku-bedel iyo xil-ka-qaadis ku sameeyay Wasiiro ka tirsan Xukuumaddiisa. “Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD…
Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa maanta xukun ku ridday Nin u dhashay dalka Jarmalka iyo gabadh Soomaaliyad ah oo u xidhnaa eedo la xidhiidha falal anshax-xumo ah oo ka dhan ah…
Saaxii bayaal idin koo raali ah Bogga Xeebta.com waxaa ku socda dhismo kana raali ahaada. Muddo yar ka dib ayaanu hawada si toos ah idin kugu soo gudbinaynaa waxbixintii adnooga barateen. Madaxa…
Joomla! is a free open source framework and content publishing system designed for quickly creating highly interactive multi-language Web sites, online communities, media portals, blogs and eCommerce applications. Joomla! provides…
The Joomla Core Team and Working Group members are volunteer developers, designers, administrators and managers who have worked together to take Joomla! to new heights in its relatively short life.…
The Joomla! team has millions of good reasons to be smiling about the Joomla! 1.5. In its current incarnation, it's had millions of downloads, taking it to an unprecedented level…
The Joomla! Project has assembled a top-notch team of experts to form the new Joomla! Security Strike Team. This new team will solely focus on investigating and resolving security issues.…
The Joomla! Community Portal is now online. There, you will find a constant source of information about the activities of contributors powering the Joomla! Project. Learn about Joomla! Events worldwide,…
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa gaashaanka ku dhuftay qoraalkii uu madaxweyne Sheekh Shariif u diray guddoonka baarlamaanka, kaasoo uu kaga codsaday in dib u eegis lagu sameeyo muddadii saddex sano ahayd ee uu baarlamaanku ku kororosaday xilligiisa shaqo...
Maxamed Qarboshe 25 Feb 2011
Golaha wasiirada Maaamulka Puntland ayaa galabta shir ay ku yeesheen Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland waxaa ay ku sheegeen in uu bur buray xiriirkii kala dhaxeeyay Maamul goboleedka Puntalnd. Aqriso warsaxaafadeedka ka soo baxay kulanka golaha Wasiirada. Kulan aan caadi...
Abdikarim Farah Geelle 17 Jan 2011
Maxkamada Ciidmada qalba Sida ee Dowladda KMG Soomaaliya ayaa saaka magaalada Muqdisho ku qisaastay Seddex sakari oo ka tirsan ciidmada Xooga dalka. Xukunka dilka Toogashada ah ayaa waxa uu saaka ka dhacay fagaare weyn oo ku yaala Iskuul Boliisiya ee magaalada...
Abdikarim Farah Geelle 15 Jan 2011
Madaxweynaha Jamhuuriyada la magac baxay Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta wareegto uu soo saaray isku-bedel iyo xil-ka-qaadis ku sameeyay Wasiiro ka tirsan Xukuumaddiisa. “Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) Waxa uu maanta digreetooyin Madaxweyne Xilkii kaga Qaaday laba...
Abdikarim Farah Geelle 15 Jan 2011
Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa maanta xukun ku ridday Nin u dhashay dalka Jarmalka iyo gabadh Soomaaliyad ah oo u xidhnaa eedo la xidhiidha falal anshax-xumo ah oo ka dhan ah Diinta Islaamka ah.Xukunkan oo maanta ka dhacay Xarunta Xabsiga wayn...
Abdikarim Farah Geelle 15 Jan 2011
Joomla! is a free open source framework and content publishing system designed for quickly creating highly interactive multi-language Web sites, online communities, media portals, blogs and eCommerce applications. Joomla! provides an easy-to-use graphical user interface that simplifies the management and...
Administrator 12 Aug 2008
Yesterday all servers in the U.S. went out on strike in a bid to get more RAM and better CPUs. A spokes person said that the need for better RAM was due to some fool increasing the front-side bus speed....
Administrator 12 Aug 2008
Joomla! 1.5 - 'Experience the Freedom'!. It has never been easier to create your own dynamic Web site. Manage all your content from the best CMS admin interface and in virtually any language you speak.
Administrator 12 Aug 2008
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa gaashaanka ku dhuftay qoraalkii uu madaxweyne Sheekh Shariif u diray guddoonka baarlamaanka, kaasoo uu kaga codsaday in dib u eegis lagu sameeyo muddadii saddex sano ahayd ee uu baarlamaanku ku kororosaday xilligiisa shaqo marka la gaaro bisha Ogoosto ee sannadkan.
“Kama laabanayo baarlamaanka go’aankii uu muddada ku kororsaday, madaxweynaha xaq uma lahan inuu baarlamaanka ka codsado in go’aankaas dib u eegi lagu sameeyo,” ayuu afhayeenka baarlamaanku yiri maanta kaddib markii uu shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho intii uusan u dhoofin dalka Kenya.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maalin ka hor u diray baarlamaanka qoraal uu kaga codsaday in dib u eegis lagu eegis lagu sameeyo muddo kororsiga ay sameeyeen, isagoo arrintaas u cuskaday qodobbo ka tirsan dastuurkii 1960-kii iyo axdiga KMG ah.
“Baarlamaanka Soomaaliya waxaa u ogolaanaya inuu isbadal ku sameeyo sharciyadiisa qodobka 70-aad ee axdiga KMG ah, mana jirto sabab loo cuskado dastuurkii 1960-kii,” ayuu yiri Shariif Xasan oo sheegay in dhacdooyinkan oo kale ay horay u dhaceen, balse baarlamaanku uu isagu go’aan ka gaari karo arrimihiisa gaarka ah.
Shariif Xasan wuxuu sheegay in warqad ay kaga jawaabayaan middii madaxweyne Sheekh Shariif ay dib ugu celiyeen madaxweynaha, uuna rajeynayo inuu ku qanco, iyadoo arrintan ay muujinayso khilaaf cusub oo soo dhexgalay madaxweyne Sheekh Shariif iyo Shariif Xasan.
Madaxweynaha Soomaaliya oo arrintan wax looga weydiiyay shir jaraa’id oo uu isna maanta ku qabtay Muqdisho ayuu kaga jawaabay: “Aniga waxaan wax u qoray waa baarlamaanka, isaga ayaana jawaab ka sugayaa, mana jirto warqad la i soo gaarsiiyay.”
Xigasho Hiiran online
|
04:00 GMT 11:00 GMT 14:00 GMT 18:00 GMT |
|
06:00 16:00 19:00 20:00 |
|
|
Joomla! makes it easy to launch a Web site of any kind. Whether you want a brochure site or you are building a large online community, Joomla! allows you to deploy a new site in minutes and add extra functionality as you need it. The hundreds of available Extensions will help to expand your site and allow you to deliver new services that extend your reach into the Internet.